Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Turkiga

0
38

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxa uu kulan kula qaatey Madaxweyne ku xigeenka Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga mudane Cevdet Yılmaz, iyagoo ka wada hadlay xiriirka wanaagsan ee labada Wadan iyo amniga Gobolka.

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhexeeya xiriir taariikhi ah kaas oo isku bedeley mid labada Dal ay ka wada shaqeeyaan dhinacyada dhanka dhaqaalaha, amniga iyo horumarka labada dhinac.

Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waaa ka dhaxeeyay xiriir qoto dheer ah,la xiriira ganacsiga dhaqaalaha iyo amniga, iyada oo dowladda Turkiga ay soomaaliya ka caawiso tababarida ciidamada xoogga dalka.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here