Xildhibaanada labada ee BJFS oo ansixiyay xeerarka ururada iyo xisbiyada siyasasadeed ee dalka

0
65

Xildhibaanada labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xaruntooda Villa Hargesa, iyada oo labada guddoonka labada aqal ay kulanka shir guddoominayeen.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dood dheer kaddib waxa ay ansixiyeen Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, waxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin xildhibaan diiday.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here