Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo shaacisay habraaca iyo doorashada Maamulkaasi

0
87

Maamulka Jubbaland ayaa shaacisay Habraaca & Jadwalka doorasho dad-ban oo ay qabsanayso, taasi oo dhici doonto 25-ka November.

Guddiga madaxa-banaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland, ayaa sheegay in doorashada ay qabsoomi doonto waqtigii loogu talagay, isla markaana sida ugu wanaagsan ay u qaban doonaan.

Guddiga ayaa hoosta ka xariiqay in doorashada xildhibaanada iyo tan Madaxweynaha ay rajeynayaan waqtigii loogu talagalay ay qabsoomi doonto.

Hoos ka akhriso qoraalka

FB_IMG_1731828918491-214x300 Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo shaacisay habraaca iyo doorashada Maamulkaasi

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here