Xildhibaano katirsan golaha shacabka oo sheegay in aysan qeyb ka aheyn howlaha Baarlamaanka (War-saxaafadeed)

0
60

Xildhibaanada BFS 11-aad kumetela Puntland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay sheegeen in aysan qeyb ka aheyn howlaha fadhiyada baarlamaanka kasocda oo ay sheegen in dawladnimadii heshiiska lagu lahaa laga weeciyey.

Fadhiyada Baarlamaanka ayay sheegen ee looga hadlayo doorashooyin aan heshiis lagu aheyn ayay cadeeyen, in aysan qeyb kanoqon doonin, si lamid ah sidii ay shalay sheegeen Xildhibaanada Jubbaland.

Waxay sheegeen in duulaan uu madaxweyne Xassan Sheekh ku yahay dawlad gobaleedyada Jubbaland iyo Puntland, iyagoo tilmaamay in ay deegaanadooda la dareen yihiin.

 

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

466621196_2242334026136529_1676613681487459565_n-203x300 Xildhibaano katirsan golaha shacabka oo sheegay in aysan qeyb ka aheyn howlaha Baarlamaanka (War-saxaafadeed)

466022712_2242333909469874_2819486170818480269_n-221x300 Xildhibaano katirsan golaha shacabka oo sheegay in aysan qeyb ka aheyn howlaha Baarlamaanka (War-saxaafadeed)

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here