Wefdi ka socday hay’adda Caafimaadka ee WHO oo Muqdisho soo gaaray

0
78

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS Cali Xaaji Aadan ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Agaasime Goboleedka EMRO ee Hay’ada Caafimaadka Aduunka WHO Dr. Hanan Balkhy oo booqasho rasmiya ku timid Magaalada Muqdisho.

Dr. Hanan ayaa safar ku mareysay dhowr iyo labaatanka dal ee ku mideysan Urur Goboleed WHO/EMRO, Waa markeedii ugu horreysey oo ay soo gaarto dalka, iyadoo madaxda sare Wasaaradda Caafimaadka kala hadli doonta kor u qaadida Caafimaadka iyo dowrka WHO ay ku leedahay horumarinta hanaanka Caafimadka guud ee Dalka.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here