Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay dhiggiisa Dalka Turkiga ?

0
71

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Türkiye Recep Tayyip Erdoğan ayaa uga tacsiyeeyay weerarkii argagaxiso ee galabta ka dhacay magaalada Ankara ee dalkaas.

“Soomaaliya waxa ay garab taagan tahay shacabka aan walaalaha nahay yo dowladda Türkiye ee dagaalka kula jira argagaxisada.” Ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Sikastaba Turkiga ayaa shalay gelinkii dambe waxaa ka dhacay weerar ay fuliyeen dabley hubeysan oo toos dagaal ugu qaaday xarunta hawada sare ee Dowladda Turkiga, waxaana weerarkaasi ku dhintay 10 ruux halka intaas ka badana ay ku dhaawacmeen, sida ay shegeen booliska Dalka Turkiga.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here