Faah faahin:iska hor-imaad khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Sanaag

0
61

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya israsaaseeyn saakay ka dhacday Gobolka Sanaag ee SSC Khaatumo.

Israaseeynta ayaa la tilmaamayay in in ay dhexmartay ciidamada Puntland iyo wefdi qeybo kamid ah Gobalka safaro ku marayey oo sheeganaya maamul ka madax banaan Puntland oo la dhaho Maakhir.

Wararku waxay intaas ku darayaan in xubnaha Maakhir xalay lasii ogaa in laga hor istaagayo gelitaanka gudaha Magaalada Badhan, ilaa hadana wax khasaare oo ka dhashay lama sheegin rasaasta dhacaysa ee dhawaaqeeda maqlayaan dadka deegaanka.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here