Maxey tahay sababta James Swan uu u tagay maanta Kismaayo ?

0
69

Wefdi uu hoggaaminayo xogaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland.

Garoonka diyaaraha ee Magaaladw Kismaayo, waxaa wefdiga James Swan ku soo dhaweeyay, Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa wefdiga ku qaabilay Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo siihayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo.

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee siyaasada dalka, bixitaanka Ciidamada ATMIS iyo qodobo kale.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here