DEGDEG: Kooxo hubeysan oo goordhaw ganacsato ku dilay Degmada Deyniile

0
46

Wararka inaga soo gaaraya Degmada deyniile gaar ahaan xaafada odweyne, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay sadax qof oo ganacsata ah oo ku sugnaa goobtooda ganacsi waxaana  la tilmaamay in dilka ay fuliyeen koox hubeysan sida ay shegeen dadka deegaanka.

Goob joogiyasha ayaa sheegay in ganacsatadaan loo dilay arimo la xariira kaamirooyinka ay ku xireen goobahooda ganacsi waxaana ilaa hada meydookda uu yeelaa goobahooda ganacsi.

Kooxda AS ayaa mudooyinkii dambe waxaya beegsaneysay dadka kaamirada ku xiray goobahooda ganacsi iyada oo aan ilaa hada wax war ah aan ka soo bixin laamaha amniga dowlada.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here