Firdhiye oo la kulmay xildhibaanada ku matala dowladda federaalka

0
115

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Fidhiye, ayaa la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada SSC-Khaatumo ku matala labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay  xaaladda dalka iyo dardar gelinta howlaha hortabinta u eh dowlad goboleeda SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha SSC ayaa ugu mahad celiyay xildhibaanada,  dadaalkooda ku aadan sida ay uga shaqeynayaan arrimaha horumarinta u leh deegaanada SSC-Khaatumo.

Cabdiqaadir Firdhiye hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo kala duwan ka waday magaalada Muqdisho, isaga oo la kulmay madaxda dalka ugu sareeysa iyo mas’uuliyiinta kasoo jeeda deegaanada SSC.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here