Wasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Dalka Azerbajan

0
28

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Azerbajan ayaa ka qayb galey sanad guurada 5-aad ee Bandhigga Difaaca “ADEX” ee dalkaas.

“Waxaan fursad u heley inaan arko horumarka Tiknolojiyada difaaca ee dunidu gaartey, waxaa naga go’an inaan ku qalabeyno ciidamadeena agabka ugu sareeya ee difaac,” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed.

Sikastaba kulanka ayaa ku soo aadaya xili xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya ay dooneyso in ay xoojiso xiriirka kala dhaxeeya wadamada caalamka.

 

460993119_1026897932810146_8765748769125611579_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=102&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=-bg5jeden90Q7kNvgEbPExh&_nc_ht=scontent-mba1-1 Wasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Dalka Azerbajan
460711302_1026897839476822_3151387481618463354_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=103&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=ZocUEdi7MYAQ7kNvgHyaVZH&_nc_ht=scontent-mba1-1 Wasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Dalka Azerbajan
461099071_1026897852810154_761083186441479636_n.jpg?stp=dst-jpg_s843x403&_nc_cat=102&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=IZDhOCaJvcEQ7kNvgErQiQE&_nc_ht=scontent-mba1-1 Wasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Dalka Azerbajan
461393183_1026897846143488_1138972983241224652_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=111&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=iQRhLc79H-IQ7kNvgFOu6EC&_nc_ht=scontent-mba1-1 Wasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Dalka Azerbajan
461320437_1026897929476813_4583949692972754643_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=104&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=NPOpyf5BO8UQ7kNvgFg97va&_nc_ht=scontent-mba1-1 Wasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Dalka Azerbajan

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here