Saturday, November 23, 2024
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYWasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay...

Wasiir Gaashaandhigga oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Dalka Azerbajan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Azerbajan ayaa ka qayb galey sanad guurada 5-aad ee Bandhigga Difaaca “ADEX” ee dalkaas.

“Waxaan fursad u heley inaan arko horumarka Tiknolojiyada difaaca ee dunidu gaartey, waxaa naga go’an inaan ku qalabeyno ciidamadeena agabka ugu sareeya ee difaac,” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed.

Sikastaba kulanka ayaa ku soo aadaya xili xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya ay dooneyso in ay xoojiso xiriirka kala dhaxeeya wadamada caalamka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments