Shirka wadatashiga qaranka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho +Sawirro

0
34

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ka furmay Madaxtooyada Qaranka ee Caasimadda Muqdisho.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda amniga dalka, gaar ahaan sidii loo dardargelin lahaa dagaalka lagula jiro kooxaha ‘AS’ iyo Daacish, dhameystirka hanaanka dimuqraadiyeynta, iyo fulinta heshiisyadii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran. Waxaa kale oo laga wada hadli doonaa dhismaha dowladnimo iyo iskaashiga guud ee dowlad-goboleedyada iyo dowladda federaalka si loo xaqiijiyo nabadda iyo horumarka dalka.

Shirka waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Madaxweynaha Hirshabeelle, Mudaney Cali Cabdullaahi Xuseen.

 

461949963_941569724686986_4581703349792165558_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_p526x395&_nc_cat=108&ccb=1-7&_nc_sid=833d8c&_nc_ohc=LGDaNtFGj1IQ7kNvgH33JQB&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Shirka wadatashiga qaranka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho +Sawirro
461715555_941569818020310_7979164543085796005_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_p526x395&_nc_cat=108&ccb=1-7&_nc_sid=833d8c&_nc_ohc=-8MO0nLugDEQ7kNvgHEsi2k&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Shirka wadatashiga qaranka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho +Sawirro
461922333_941569764686982_5484456890672020955_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_p526x395&_nc_cat=101&ccb=1-7&_nc_sid=833d8c&_nc_ohc=gjX6CPVNVXQQ7kNvgGepi4v&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Shirka wadatashiga qaranka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho +Sawirro
461736852_941569834686975_1861407317346980952_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_s600x600&_nc_cat=104&ccb=1-7&_nc_sid=833d8c&_nc_ohc=V5353pmVvhkQ7kNvgFcNgj0&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Shirka wadatashiga qaranka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho +Sawirro
461897536_941569898020302_4911734315418515568_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_p526x395&_nc_cat=104&ccb=1-7&_nc_sid=833d8c&_nc_ohc=xHO008RR1YYQ7kNvgEK52g3&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Shirka wadatashiga qaranka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho +Sawirro

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here