Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa hortagaya xildhibaanada labadda aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa xildhibaanada ka codsan doona in kalfadhigan lagu daro laba bilood oo dheeraad ah si loo ansixiyo sharciga Doorashooyinka Dalka iyo Gudiga Doorashooyinka qaranka.
Qaar ka mid ah xildhibaanada mucaaradka ah ayaa sheegay in maanta xarunta Baarlamaanka la soo geli doonaan firinbi sida ay sheegeen, isla markaana ay ka hor tagi doonaan damca Madaxweynaha.
Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco.

