Site icon rnnsomalitv

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobolka Shabeellaha Hoose

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa magacaabay Ciise Maxamed Cabdi in uu noqdo Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada maamulka Koonfur Galbeed uu ku doonayo in lagu xoojiyo amniga gobolkaasi, oo ka mid ah meelaha ay ka jiraan howlgallo amni iyo hawlgalka ciidamada dowladda federaalka.

Exit mobile version