Site icon rnnsomalitv

Kulan U Socda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Seddexda Dowlad-Goboleed

Muqdisho, 20 Abriil 2025 – Kulan xasaasi ah ayaa haatan ka socda magaalada Muqdisho, kaasoo u dhexeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, iyo Koonfur Galbeed.

Fadhigan ayaa ah mid ay dalbadeen madaxda saddexda dowlad-goboleed, waxaana la filayaa in looga hadlayo arrimo muhiim u ah siyaasadda, ammaanka iyo wada-shaqeynta dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada.

Wixii faahfaahin ah ee kasoo baxa kulankan, RNN Somali TV kala soco wararkeena xiga.

Exit mobile version