Muqdisho News 27-12-2017 (RNN) Degmada yaaqshiid Ee gobolka Banadir ayaa maanta abaaro 4:00pm galabnima lagu toogtay macalimiin wax ka dhigi jiray iskuulada agoonta gabdhaha boondheere iyo iskuulka Dr Kaddare iskuuladaan waxay hoos tagi jireem wasaarada Waxbarashada dawladda federaalka soomaaliya macaliinta la toogtay ayaa lagu magacaabi jiray Abdiaziz hasan muse faratela iyo abdirahman mahamud macow
Goobta falka uu ka dhacay ayaa waxa durbadii soo gaaray ciidanka poliska soomaaliya . Iyadoo maydka labada macalin loo qaaday hospitalka Madiino Ee Magalada Muqdisho .
Kooxda Alshabab ayaa sheegatay masuuliyada dilkaan iyagoo digiin u diray macaliniimta wax ka dhigta iskuulada ay maamusho dawladda soomaaliya .

