Site icon rnnsomalitv

Fahfaahinta Duqeynta Jilib, Sablaale iyo Kunya-Barrow: Xarumihii Tababarka AS oo la Burburiyay

{"tiktok_developers_3p_anchor_params":"{"source_type":"vicut","picture_template_id":"","client_key":"aw889s25wozf8s7e","capability_name":"retouch_edit_tool"}","source_type":"vicut","pictureId":"F4052EFC-6F5B-4374-B883-94FAF2F0ACBA","exportType":"image_export","data":{},"editType":"image_edit"}

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa duqeymo cir ah ka fulisay degmooyinka Jilib, Kunya-Barrow iyo Sablaale, halkaas oo lagu beegsaday saddex xarumood oo muhiim ah oo ay lahaayeen kooxda Al-Shabaab.

Xogta la helay ayaa sheegaysa in xarumahaasi ay ahaayeen goobo tababar iyo kayd hub, laguna diyaarinayay in ka badan 300 oo dagaalyahan, oo ay ku jiraan Ajaaniib iyo macallimiin militari.

Duqeymaha waxaa lagu dilay saraakiil sare oo Al-Shabaab ah iyo dagaalyahano Ajaanib ah, iyadoo dowladda Soomaaliya sheegatay mas’uuliyadda howlgalka, kuna tilmaantay guul amni oo muhiim ah.

Exit mobile version