Ciidamada Yahuuda ayaa sheegay inay ku dileen hogaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrallah weerar dhanka cirka ah oo ka dhacay xaafad mashquul badan oo ku taal caasimada Lubnaan ee Beirut.
Yahuuda ayaa Jimcihii qaaday mowjado weeraro ah oo ay ku bartilmaameedsatay goobo badan oo magaalada ah.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Xisbullah oo ku aadan dilka Nasrallah.
Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco