Dad Lagu Xiray Jigjiga oo ay ku Jiraan Weriyayaal iyo Xubno ONLF ah

0
8

Magaalada Jigjiga waxaa lagu xiray in ka badan toban qof, kuwaas oo ay ku jiraan weriyayaal, qorayaal, iyo xubno ka tirsan Jabhadda ONLF. Dhacdadani waxay imaaneysaa iyadoo si weyn bulshada looga falcelinayo geerida wiil ku jiray xabsi, balse ugu dambeyn ku dhintay isbitaalka. Waalidiintiisu waxay sheegeen in wiilka la jir-dilay intii uu xabsiga ku jiray.

Ilaa hadda, xukuumadda deegaanka Soomaalida ayaan wax war rasmi ah kasoo saarin xariga dadkaas, taas oo sii xoojisay walaaca iyo su’aalaha ay dadweynuhu qabaan.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here